ATA agency

ATA agency

Duuliye
2023年07月08日
  • 12.3 MB

    文件大小

  • Everyone

  • Android 7.0+

    Android OS

關於ATA agency

ATA-- 航空公司貿易協會

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

航空公司貿易協會 (ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda。

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka。 sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda。

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka。

Haddaba Haddii aad leedahay Travel Agent Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli 用戶名和密碼-kaaga。

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberskan:

marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay。 ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan。 sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka door waqtiga bixitaan-ka。 halkanna ka door inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso。 Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay“搜索航班”。

waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay“定期航班”kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan。

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya。 ka dib u door macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan 電子郵件-ka lagu dirayo Ticket-ka。

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA。

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh。

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA。

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso、halkanna magaalada aad u sucoto、kadib door xilliga aad baxeyso isla markaana ka door halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba。 kadib ku dhufo“搜索航班”。 waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto。

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah“即將到來的航班-ka”

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona。

馬哈德薩尼德

更多

最新版本1.3的更新日誌

Last updated on 2023年07月08日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
更多

視頻和屏幕截圖

  • ATA agency 海報
  • ATA agency 截圖 1
  • ATA agency 截圖 2
  • ATA agency 截圖 3
  • ATA agency 截圖 4

ATA agency APK信息

最新版本
1.3
Android OS
Android 7.0+
文件大小
12.3 MB
開發者
Duuliye
內容分級
Everyone
在APKPure安全快速地下載APK
APKPure 使用簽章驗證功能,確保為您提供無病毒的 ATA agency APK 下載。

ATA agency歷史版本

12.3 MB2023年07月08日
下載
14.5 MB2023年04月03日
下載
APKPure 圖標

在APKPure極速安全下載應用程式

一鍵安裝安卓XAPK/APK文件!

下載 APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies