ATA agency

ATA agency

Duuliye
Jul 8, 2023
  • 12.3 MB

    Dimensione

  • Everyone

  • Android 7.0+

    Android OS

Informazioni su ATA agency

ATA - associazioni di categoria delle compagnie aeree

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

Airline Trade Association ( ATA ) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu Keintay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo è musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.

Haddaba Haddii aad leedahay Agente di viaggio Halkan kala soo dag Applicazione-ka ATA Agency oo soo geli Nome utente e password-kaaga.

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:

marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan è ku qorantahay "Cerca voli".

waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay "Scheduled Flights" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "volo di ricerca". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Prossimi voli-ka"

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.

Mahadsanid

Mostra Altro

What's new in the latest 1.3

Last updated on Jul 8, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostra Altro

Video e screenshot

  • Poster ATA agency
  • 1 Schermata ATA agency
  • 2 Schermata ATA agency
  • 3 Schermata ATA agency
  • 4 Schermata ATA agency

Informazioni sull'APK ATA agency

Ultima versione
1.3
Android OS
Android 7.0+
Dimensione
12.3 MB
Sviluppatore
Duuliye
Classificazione dei contenuti
Everyone
Download APK sicuri e veloci su APKPure
APKPure utilizza la verifica delle firme per garantire download di APK ATA agency senza virus per te.

Vecchie versioni di ATA agency

Icona APKPure

Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure

Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!

Scarica APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies