ATA agency

ATA agency

Duuliye
Jul 8, 2023
  • 12.3 MB

    파일 크기

  • Everyone

  • Android 7.0+

    Android OS

ATA agency 정보

ATA - 항공사 무역 협회

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

항공사 무역 협회(ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu kentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka haul gala dalka. sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.

Haddaba Haddii aad leedahay 여행사 Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli 사용자 이름 및 암호-kaaga.

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:

Marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo 케일 할칸나 카 dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay "항공편 검색".

Waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay "정기 항공편" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorshesan Isbuucan.

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan 이메일-ka lagu dirayo Ticket-ka.

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "수색 비행". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "예정된 항공편-ka"

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.

마하드사니드

더 보기

What's new in the latest 1.3

Last updated on Jul 8, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • ATA agency 포스터
  • ATA agency 스크린샷 1
  • ATA agency 스크린샷 2
  • ATA agency 스크린샷 3
  • ATA agency 스크린샷 4

ATA agency apk 정보

최신 버전
1.3
Android OS
Android 7.0+
파일 크기
12.3 MB
개발자
Duuliye
콘텐츠 등급
Everyone
APKPure에서 안전하고 빠른 APK 다운로드
APKPure는 바이러스 없는 ATA agency APK 다운로드를 위해 서명 확인을 사용합니다.

ATA agency의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책 및 쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기