Fasalka 8aad

Fasalka 8aad

Mohamett
2026年07月22日
  • 7.6 MB

    ファイルサイズ

  • Android 8.0+

    Android OS

このFasalka 8aadについて

Fasalka 8aad waa app waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Fasalka 8aad.

Fasalka 8aad waa app waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Fasalka 8aad. App-kan waxaad ka heli kartaa casharro si fudud loo diyaariyey oo kaa caawinaya fahamka maaddooyinka muhiimka ah ee manhajka.

Sidoo kale app-ku wuxuu leeyahay Exam Test iyo Quiz aad isku tijaabin karto si aad u ogaato heerka aqoontaada una diyaargarowdo imtixaannada dugsiga iyo kuwa shahaadiga ah.

Waxyaabaha uu app-ku bixiyo:

📚 Casharrada Fasalka 8aad

📝 Imtixaano (Exam Test)

❓ Su'aalo iyo Quiz is-qiimayn ah

📈 La socoshada horumarkaaga waxbarasho

🎯 Ku habboon diyaarinta imtixaannada

Fasalka 8aad waa saaxiibkaaga waxbarasho ee kaa caawinaya inaad si kalsooni leh ugu diyaar garowdo imtixaannada Fasalka 8aad.

もっと見る

最新バージョン 1.0.0 の更新情報

Last updated on 2026-07-22

ビデオとスクリーンショット

  • Fasalka 8aad のアンドロイド公式予告
  • Fasalka 8aad スクリーンショット 1
  • Fasalka 8aad スクリーンショット 2
  • Fasalka 8aad スクリーンショット 3

Fasalka 8aadの旧バージョン

APKPure アイコン

APKPureアプリで超高速かつ安全にダウンロード

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies