دربارهی Fasalka 8aad
Fasalka 8aad waa app waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Fasalka 8aad.
Fasalka 8aad waa app waxbarasho oo loogu talagalay ardayda Fasalka 8aad. App-kan waxaad ka heli kartaa casharro si fudud loo diyaariyey oo kaa caawinaya fahamka maaddooyinka muhiimka ah ee manhajka.
Sidoo kale app-ku wuxuu leeyahay Exam Test iyo Quiz aad isku tijaabin karto si aad u ogaato heerka aqoontaada una diyaargarowdo imtixaannada dugsiga iyo kuwa shahaadiga ah.
Waxyaabaha uu app-ku bixiyo:
📚 Casharrada Fasalka 8aad
📝 Imtixaano (Exam Test)
❓ Su'aalo iyo Quiz is-qiimayn ah
📈 La socoshada horumarkaaga waxbarasho
🎯 Ku habboon diyaarinta imtixaannada
Fasalka 8aad waa saaxiibkaaga waxbarasho ee kaa caawinaya inaad si kalsooni leh ugu diyaar garowdo imtixaannada Fasalka 8aad.
جدیدترین 1.0.0 چه خبر است

نسخههای قدیمی Fasalka 8aad
دانلود فوق سریع و ایمن از طریق برنامه APKPure
برای نصب فایل های XAPK/APK در اندروید با یک کلیک!