Rikaab Darawal

Rikaab Darawal

  • 7.8 MB

    파일 크기

  • Everyone

  • Android 7.0+

    Android OS

Rikaab Darawal 정보

리카브 와라알리 젤리야하가

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.

Warbixin dhameetiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab

1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.

9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku Samen doona intii uu safarka ku socday.

더 보기

What's new in the latest 1.0.70

Last updated on 2026-09-05
This update includes performance improvements, bug fixes, and a smoother overall experience.
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Rikaab Darawal 포스터
  • Rikaab Darawal 스크린샷 1
  • Rikaab Darawal 스크린샷 2
  • Rikaab Darawal 스크린샷 3
  • Rikaab Darawal 스크린샷 4
  • Rikaab Darawal 스크린샷 5
  • Rikaab Darawal 스크린샷 6
  • Rikaab Darawal 스크린샷 7

Rikaab Darawal apk 정보

최신 버전
1.0.70
Android OS
Android 7.0+
파일 크기
7.8 MB
Available on
콘텐츠 등급
Everyone

Rikaab Darawal의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책 및 쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기